WAJAALE NEWS

“Muuse Biixi Dalkii Wuxuu Ka Dhigtay Tukaan Uu Qoyskiisu Leeyahay” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Xasaasiya Soo Bandhigay.

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga Ucid  Eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sida ay u arkaan go,aamadii ay soo saareen gudida dhex dehxaadinta xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale gudoomiye faysal cali waraabe ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu dalkii ka dhigay tukaan uu qoyskiisu leeyahay soona bandhigay doorka ay ku leeyihiin boobka hantida qaranka inamada uu madaxwaynuhu abtiga uyahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version