HARGAYSA(W,N)- Midkamid Dhalinyarada Aqoonyahanka Ah Ee Xisbiga kulmiye Ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay In Maxamuud xaashi uu Yidhaahdo Waxaan ahayn Murashax gudoomiyenimada xisbiga Kulmiye ah
Masuulkan ayaa madaxwaynaha somaliand ugu baaqay in uu Hanti dhowr galiyo maxamuud xaashi islamarkaana uu xanibo akoonada uu leeyahay.Wixii uu hanta dalka ka boobayna laga soo celiyo.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;