WAJAALE NEWS

Madaxwayne kuxigeenka Kililka Oromada Oo Khudbad Ka Jeedisay Furitaanka Carwada Wax Soo Saarka Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibadda lagu soo bandhigayo wax soo saarka wershadaha dalka, ayaa waxa Kasoo qayb-galay wefti ballaadhan oo ay hoggaaminayso madaxweyne ku-xigeenka ismaamulka dawladda Deegaanka Oromada ee dalka Itoobiya, Marwo Chaltu Sani Ibraahim oo ay xubno ka yihiin qaar kamid ah wasiirrada maamulka Soomaalida Itoobiya,

Sidoo Kale Madaxweyne ku-xigeenka ismaamulka Oromada Itoobiya, Marwo Chaltu Sani Ibraahim iyo wasiirka Ganacsiga iyo wershedaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Mudane Bashiir Saafi, ayaa Somaliland ku ammaanay horumarka dhinacyada kala duwan leh ee ka tisqaaday, waxana ay wershedleyda kula dardaarmeen inay wada-shaqayn dhaw la yeeshaan xukuumadda si hore ugu sii mariyaan wax soo saarkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;

https://youtu.be/NRrmVFlDczc

 

Exit mobile version