HARGAYSA(W,N)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ayaa maanta Daah-furay Qorshaha Hawl-qabadka Shanta Sannadood ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/oefazA7Z1-w