HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay murashaxnimada maxamuud xaashi ee gudoomiyaha xisbigakulmiye
Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa ka waramay talo uu ula tagay ex wasiir maxamuud xaashi oo ku saabsan doonistiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;