WAJAALE NEWS

Ergada Dhex Dhexaadinta Khilaafka Xukuumada Iyo Asxaabta Oo Kulan La Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Ah.+Arimaha Kasoo Baxay!

HARGAYSA(W,N)- Gudida dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada Ayaa galabta kulan la yeeshay Hogaamiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid kaasi oo ka qabsoomay huteelka Abasador kaasi oo warbaahintu dibad joog ka ahayd.

Kulanka gudidda dhex-dhexaadinta iyo mucaaridka ayaa qaatay Wakhti dheer Iyadoo labada dhinac Ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan arimaha laga wada hadlay iyo wax is afgaradka oo laga gaadhay khilaafka xukuumada iyo xisbiyada toona.

HALKAN K DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/7nBGQcyAiKY

Exit mobile version