HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha Xanaanada Xoolaha ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in ay cadayso koontinaro dawooyinka xoolaha khatar ku ah oo dalka soo galay
Xogahaye maxamed shugri ayaa xukuumada ugu baaqay in cadayso bulshada usoo bandhigto waxa ay yihiin iyo cida dalka soo galisay
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;