WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiir Siciid Sulub Oo Hargaysa Lagu Soo Dhaweeyay Muxuuse Ku Sifeeyay Magacaabistiisa?

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Cusub ee wasaarada xanaanada xoolaha somaliland sicid sulub oo dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa.

Wasiir siciid sulub oo kamid ahaa xisbiga mucaaridka ah ee wwadani ayaa ka dareen celiyay magacaabista uu madaxwaynuhu ugu dhiibay xilka wasiirnimo isagoon katirsan sanayn kulmiye

Siciid sulub ayaa magacaabistiisa ku sheegay in ay tahay midaynta shacabka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version