WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waftigii Ay Hogaaminaysay Madaxwayne Kuxigeenka Kililka Oromada Oo lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Berbera.

BERBERA(W,N)- Wafti kasocda dawlada itoobiya oo maalintii doraad soo gaadhay somaliland ayaa socdaalkoodii labad ku tagay magaalo xeebeeda berbera halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Maareeyaha dekedaha jsl , maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada berbera.

Waftigan ayaa waxaa hogaaminaysay  madaxwayne kuxigeenka kililka oromada iyo wasiiro katirsan maamulka dawlad deegaanka somalida.

Dhanka kale waftigan ka socday dalka itoobiya ayaa kormeer ku tagay dekeda berbera.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Q14LWUXX4Xw

Exit mobile version