WAJAALE NEWS

DAAWO;-Suxufiyiin Loo soo Gabo Gabeeyay Tababar Ku Saabsan Isticmaalka Internetka Casriga Ah.

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Iyo gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta jsl ee solja ayaa ka qaybgalay tababar losoo xidhay qaarkamid suxufiyiinta Somaliland oo socday mudo laba cisho.

Tababarkan ayaa suxufiyiinta lagu barayay qaababka casriga ah ee loo isticmaalo internetka iyo chanelada wax lagu baahiyo.

Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo tignoolajiyada Somaliland oo sharaxay muhiimada uu leeyahay tababarkani isticmaalka technolajiyada casriga ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/pIRNMN34iy0

 

Exit mobile version