HARGAYSA(W,N)-Suldaan Cabdilaahi Maxamed Fidaar oo kamid madax-dhaqameedka dawlad deegaanka somalida Itoobiya dhawaana lagu caleemo saaray Deegaanka Xarshin ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.
Waxaana suldaan Soo dhawayntiisa ka qayb qaatay madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo haween.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;