WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka Iyo Weedha Uu Ka Yidhi!

JARMALKA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka jarmalka oo u socdaal ku jooga.

Jaaliada reer somaliland ee ku dhaqan dalka jarmalka ayaa ka hadlay soo dhawaynta maxamuud xaashi

Sidoo kale ex wasiir maxamuud xaashi ayaa ka hadlay soo dhawayntan iyo ujeedada socdaalka uu ku maraya wadamo kamid ah qaarada yurub,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version