WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muuqaalka Ciyaar Xiiso Badan Oo Garoonka Caasimada Hargaysa Ku Dhex Martay Kooxaha Somaliland Iyo Kenya.

HARGAYSA(W,N)-Ciyaar aad uxiiso badan ayaa galabta garoonka caasimada hargaysa ku dhex maray koox kubada cagta ah oo ka socoay dalka kenya iyo koox ku ciyaaraysay somaliland

Ciyaartan oo aad u xamaasad baday ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan iyo safiirka iyo safiir kuxigeenka  somaliland  ufadhiya dalka kenya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CIYAARTAN;

Exit mobile version