BOORAMA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe oo ka qaygalay xaflad ka dhacay magaalada boorama kuna sugnaa madaxwayne kuxigeenka jsl iyo wasiiro xukuumada katirsan ayaa dhaliilo isbarkan ujeediyay xukuumada, iyo gudoomiyaha golaha wakiilada isagoo sheegay in hadii gudida ku dhexjirta khilaafka xisbiyada iyo xukuumadu xal keeni waydo ay qabanayaan shir beeleed
Sidoo kale madaxwayne ku xigeenka iyo wasiirka caafimaadka oo goob joog ahaa ayaa ka markhaatiga furay hadalka faysal
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;