HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta ka hadlay khilaafka ka taagan komishanka doorashooyinka iyo dib udhaca doorashada golaha wakiilada iyo deegaanka
Xoghayaha abaabulka iyo wacyigalinta xisbigamucaaridka ah ee wadani cabdilaahi geel jire ayaa wax laga waydiiyay hadalka madaxwaynaha ee muranka komishanka iyo qabadaha ku gadaaman in ay doorasho qabsoonto
Siyaasi geel jire ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu hogaamiyo asxaabta shacabka balse aanu dib ugu soo karaarin ee uu hore usocdo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;