CEEL-AFWAYN(W,N)-Nabadaynta beelaha dirirtu mudo ku dhexmaraysa deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa laso afjaray kadib markii waxgaradka deegaanku ku jireen xal uhelida colaadan.
Munaasibada lagu soo afjaray colaada ceel afwayn ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka xukuumada katirsan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;