HARGAYSA(W,N)- Qoraa cali dool axmed (cali qoryoolay) ayaa dhaliilo culus ujeediyay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl aadan xaaji cali isagoo ugu baaqay in aanu habran cid balse uu dadka iyo asxaabta u kala sheego sharciga iyo cida khaldan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;