BOORAMA(W,N)-Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay taliyaha iyo taliye kuxigeenka cusub ee madaxwaynaha Somaliland umagacaabay ciidanka booliska jamhuuriyada Somaliland.
Ciidamada qaybta ee gobolka awdal ayaa hambalyo udireen xubnahan cusub ee loo soo magacaabay ciidanka booliska
Dhanka kale taliska ciidanka booliska ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee gobolka awdal iyo jabhada Suldaan Wabar oo ay fariin udireen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;