HARGAYSA(W.N)- Agaasimihii hore ee wasaarada diinta iyo awqaafta, horena usoo noqday maareeyihii maaha kaydka shidaalka ee magaalada berbera Sheekh Saleebaan ayaa xukuumada madaxwayne biixi dhaliilihii ugu cusnaa isagoo sheegay in ay ku fashilantay wixii loo doortay
Sidoo kale sheikh saleebaan ayaa soo bandhigay sida loo musuq maasuqay dhaqaalihii wadadda berbera coridorka taasi oo uu ku tagri falay wasiirka wasaarada jidadka iyo gaadiidku cabdilaahi abokor,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;