“Maaha In Ay Xukuumadu Dadka Xidh Xidho Oo Ay Shacabka Kiciso,Dawladana Waxaan Leenahay Idinku Mushkilad Ha Abuurina”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,
HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xoghayihii guud ee xisbiga wadani iyo Afhayeenkii xisbiga wadani isaga oo sheegay in aanu xadhig xal ahayn islamaraana aanay jirin fal ay ku kaceen xubnahan la xidh xidhay
Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulan ay caawa qasriga madaxtooyada kuwada yeesheen madaxwayne muuse biixi kaasi oo uu kala hadlay arimaha cakiran ee dalka ka taagan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
https://youtu.be/ahyrh1n0JQ0