BERBERA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga wadani sheekh saleebaan oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa dhaliilay qaabkii xukuumadu uxidh xidhay masuuliyiinta xisbiga.
Sidoo kale gudoomiyaha gobolka saaxil ayaa soo dhaweeyay hadalkii gudoomiye cirro ee isku soo bbaxa taageerayaasha xisbiga isagoo shacabka reer saaxil ku wargaliyay in maalinta bari isku soo baxaan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN