HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan maxamed faarax qabileo oo kamd mudanayaasha golaha wakiilada ayaa eedo culus ujeediyay gudoomiyaha baarlamaanka baashe maxamed faarax oo uu sheegay in uu badalay xubno kamid ah gudida arimaha gudaha ee golaha taasi oo aanu awood u lahayn waxka badalkeeda
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;