HARGAYSA(W,N)- Maamulka dawlada hoose ee casimada hargaysa Iyo ka gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan wasiiro ayaa saaka dhagax dhigay dugsiyo waxbarasho iyo xarumo caafimaad oo lagadhagax dhigay deegaanka Qalax ee caasimada hargaysa,
Sidoo kale odoyaasha deegaanka ayaa goobtan ka shaaciyay in la dhameeyay khilaaf dhinaca dhulka oo ka taagnaa goobtan ooh al qof ku dhintay shaqaaqo ka dhacday
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;