HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka hadlay ayax ka dilaacay deegaano kamid ah somaliland kaasi o faro baas ku haya dalaga beeraha,
Sidoo kale wasiirka wasaarada beeraha ayaa ka warbixiyay talaabooyinka ka wasaarad ahaan ay a qaadeen arimaha ayaxa
Dhanka kale wasiir muumin ayaa faah faahin ka bixiyay dadaalo ay ugu jiraan sidii Somaliland uheli lahayd siidh aan ahayn ka dibada laga soo waarido.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faah Faahsan;