Hargaysa(W,N)- wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa maanta soo bandhigay 50qoys oo ka wasaarad ahaan ay usamaynayaan shaqo abuur.
Qoysaskan ayaa ah qoysas danyar o u baahnaa Taageerada xukuumada,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;