HARGAYSA(W,N)-Taageerayaasha xisbiga wadani ayaa saaka xoog ku galay xarunta xisbiga oo xukuumadu ciidamo dhoobtay
Gudoomiyaha xisbiga wadani iyo hogaanka sare ee xisbiga ayaa iyagu hor kacayay taageerayaasha xisbiga kuwaasi oo ku dhawaaqay hadalo lagaga soo horjeedo cabudhinta xukuumada.
Gudoomiye cirro ayaa taageerayaasha xibiga ee gobolada dalka ugu baaqay in ay mudo sedex cisho sameeyaaan isku soo bax ay ku muujinayaan awoodooda iyaga oo iskugu imanaya xarumaha xisbiga .
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;