“Madaxwaynuhu Hadii Uu Riyo Raac Sidaa Ujecel Yahay, Ka Dhigto Wasiirkiisa Madaxtooyada”Muj Cali Guray.
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali Maxamed yuusuf (cali guray) ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo muranka cakiran ee ka taagan xubnaha cusub ee komishanka doorashoyinka iyo xubinnimada cabdirashiid riyo raac
Halkanka daawo Muuqaalka warkan;
https://youtu.be/9IrjvMAFc_U