WAJAALE NEWS

DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley!

GABILEY(W,N)- Magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley ayaa waxaa ka socdo qorshe usamaynta town plane magaalada iyo hareeraheeda kaasi oo ay gacanta ku hayso wasaarada hawlaha guud iyo guryayntu.

Masuuliyiinta wasaarada hawlaha guud oo uu weheliyo iskuduwaha wasaaradu ayaa maanta ka warbixiyay halka ay marayso qorshe usamaynta magaaladu iyo waxyaabaha uqabsoomay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version