WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Digniin Udiray Taageerayaasha Xisbiga Wadani

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelco ayaa gudoomiyaha xisbiga wadani ugu baaqay in aanay caasimadu u baahnayn mudo haraad iyo rabshado maadaama ay suuqa daadsan tahay dahab, iyo lacagtii shacabku

Sidoo kale maayarka ayaa gudoomiye ciro usoo jeediyay in uu isagu masuul ka yahay wixii khasaare ka dhasha rabshadaha uu ku baaqay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/EowTdlllhj0

Exit mobile version