BOORAMA(W,N)- Jabhadii hubaysnayd ee lagaga dhawaaqay gobolka awdal dhawaan ayaa maanta warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in ay ka noqdeen mawqifkii hubaysnaa ee ay qaateen.
Kulankan lagu soo afjaray khilaafkii jabhada cawaale ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasirka ganacsiga iyo saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka
Waxaana soo afjarida khilaafka jabhada cawaale door wayn ka qaatay suldaan saleebaan, gudoomiyaha jaamacada camuud iyo siyaasiyiin kale ,
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;