WAJAALE NEWS

DAAWO;-Haweenka Magaalada Arabsiyo Oo Qabtay Munaasibad Lagu Waynaynayo Dhalashada Nabigeenii Subanaa NNKH.

ARABSIYO(W,N)-Haween waynaha ku dhaqan magaalada Arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa qabtay munaasibad balaadhan oo lagu waynaynayo dhalashada rasuulkeenii scw taasi oo laga soo jeediyay qasaa,id lagu amaanayo nabi muxumed nnkh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version