WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guulaystay Laba Mashruuc fulintiisa.

HARGAYSA(W,N)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo tartan loo lagay kuwaasi oolaga kala fulin doono gobolada maroodi jeex iyo saaxil.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version