WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Gaadhay Deegaanka Darar Wayne.

CEEL AFWAYN(W,N)- Gudida nabadaynta beelaha walaalaha ah ee deegaanka ceel afwayn ee kasoo kala jeeday madaxdhaqameedka labadan beeleed ayaa gaadhay deegaanka darar wayne oo kamid ah meelihi sida xun usaamaysay colaada labadan beeleed.

Waxaan Halkaasi hadalo ka jeediyay madaxdhaqameedka labada beeleed iyo waxgaradka deegaanka oo iyagu soo dhaweeyay gudida nabad raadita ceel afwayn.

Dhanka kale gaashaanle sare Cabdilaahi Ibraahim oo kamid saraakiisha ciidanka qaranka ee ku sugan deegaanadaasi ayaa digniin culus udiray cida lagu arko qori iyo talaabada ay ka qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version