WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dawlada Hoose Iyo Gudida Xaafada Oo Shaaciyay Dhismaha Wadada Isku Xidha Goljano Iyo Xero Awr.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa oo ay weheliyaan masuliyiinta dawlada hoose ee caasimada iyo gudida xaafadan ayaa siwada jirah ushaaciyay dhismaha wadada isku xidhaysa xaafada Xer awr Iyo Goljano oo wakhtigan burbur wayni ka muuqdo.

Maayarka caasimada cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa ayaa gudida wadadan uga mahad celiyay doorka ay ak qaadaanayaan dhismaha wadadan isagoo fariin udiray shacab ku dhaqan agagaarka wadadan.

Sidoo kale waxaa isna ka hadlay dhismaha wadadan sheikh ismaaciil dheeg oo ah gudoomiyaha gudida xaafadan ee isku xil qaantay dhismaha wadadan in la hirgaliyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version