WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Beeniyay Qoraal Uu Shalay Soo Saaray Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa sheegay in aanu xisbiyada mucaaridka udiidin ay shirar kuqabsadaan huteelada magaalada hargaysa kaasi oo uu qoraal shalay kasoo baxay xafiiskiisa sidaa lagu sheegay balse uu maanta beeninay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/q78OjftqsCQ

 

 

Exit mobile version