HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa iyo agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada ayaa siwada jir ah deegaanka xeedho ee xaafada ibraahim koodbuur uga dhax dhigay xarunta caafimaad mch.
Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa maayarka caasimada ku amaanay dadaalada iyo waxqabadka muuqda ee uu ku talaabsaday
Waxaa iyana goobtan ka hadlay maayar cabdiraxmaan iyo qaarkamida dadka deegaanka
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;