MUQDISHO(W,N)- Ciidamada nabad ilaalinta ee kusugan somaliya ayaa war kasoo saaray sidii uu udhacay dilkii haweenayda ilmaas ilman kaasi oo lagu dhex toogtay xarunta xalane ee magaalada muqdisho oo ay degan yihiin dhamaan wakiilada beesha caalamka iyo haayadaha caalamiga
Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan;