WAJAALE NEWS

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay In La Wado Qorshe Dib Loogu Dhisayo Dekeda Saylac

Saylac (WJN)- Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo maalmihii u dambeeyay safar dhinaca bada ah ku marayay xeebaha galbeedka Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyay in Xukuumadu ay wado qorshe dib loogu dhisayo dekeda magaalada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version