HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani oo jawaabo isbarkan siiyay wasiirka warfaafinta iyo afhayeenka madaxtooyada
Sidoo kale xisbiga wadani ayaa sheegay in mudadii ay xilka haysy xukuumada madaxwayne biixi aanay waxba ka qaban baahiyaha aas aasiga iyo wixii shacabku a filayeen
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;