WAJAALE NEWS

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Beesha Caalamka Uga Digay Khataraha Ka Dhalan Kara Hubka Ay Soomaliya Doonayso Inay Ka Soo Qaadato Wadamada Aduunka

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu beesha caalamka uga digay khatara ka dhalan kara Hub ay Soomaaliya doonayso inay ka soo qaadato wadamada Caalamka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version