WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah; Col Caare Oo Ka Hadlay Shuruud Uu Madaxwayne Biixi Ku Xidhay In La Cafiyo Isaga!

SANAAG(W,N) Col caare hogaamiyaha jabhada ka falaagowday somaliland ayaa ka dareen celiyay kulan maanta madaxtooyada ku dhexmaray  madaxdhaqameedkii ku jiray dhex dhexaadinta xukuumada iyo Jabhada uu Col caare  hogaamiyo.

Col caare ayaa wax laga waydiiyay sida uu u arko shuruud madaxwaynuhu ku xidhay in la cafiyo col caare

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Deg Deg: Korneyl Caarre Oo Ku Gacan Seydhay Cafiskii Madaxweynahu U Fidiyay

Exit mobile version