WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasiyiin Dhaliilay Qaabkii Madaxwayne Biixi Uga Goys Adaygay Codsigii Ergada Xalinta Khilaafka Col Caare,

Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta Rashiid Jaamac Dhari iyo Farxaan Faacuul ayaa waxa ay ka hadleen heshiiskii Madaxtooyada Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Biixi iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Sanaag.

Siyaasiyiintan ayaa waxa ay sheegeen in Madaxweyne Biixi aanu cafiska ka reebin Kornayl Caarre, maadaama uu cafiyay Ciidamadii kale ee Jabhadaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version