Boorama (WJN)- Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa waxaa uu maanta ka jawaabay cabasho ka soo yeedhay Haweenka kala duwan ee ku Ganacsada Suuqa magaalada Boorama oo ka cabanayay cashuur lagu kordhiyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/BFHpiW2Q__E