WAJAALE NEWS

Gudida Cadaaladda Somaliland oo Isku Shaandhayn Ku Samaysay Garoorayaasha Maxkamadaha Dalka

Hargeysa (WJN)- Gudida Cadaaladda Somaliland oo uu hormuud uu u yahay Guddoomiyaha Maxkamada sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa waxa ay maanta isku shaandhayn balaadhan ay ku sameeyeen Garoorayaasha Maxkamadaha dalka.

 

Halkan hoose ka akhriso warqada magacaabida

 

Exit mobile version