WAJAALE NEWS

DAAWO;Munaasibada Qalin Jabinta Dufcadii 8aad Ee Ardayda Jaamacada Alpha Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N) Boqolaal kamida ardayda ka waxka baratay jaamacada alpha qaybaheda kala duwan ayaa munaasibad qalin jabintooda waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro xukuumada ka socda gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada ,madaxda asxaabta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland. taasi oo ahayd dufcadii 8aad ee ka qalin jabisa jaamacada alpha university oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa .

Waxaana ugu horay munaasibadan ka hadlay gudoomiyaha jaamacada alpha Prof Cabdiraxmaan Maxamed Maal oo hambalyo iyo duco udiray ardayda qalin jabisay iyo waalidiintooda.

Sidoo kale waxaa munaasibadan hadalo ka jeediyay wasiirka warfaafinta ,gudoomiyaha xisbiga ucid,xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga wadani iyo gudoomiye kuxigeenka kowaad ee wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN;

 

Exit mobile version