WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Booqasho Ugu Tagay Qoysas Madaxwaynuhu Dhulkoodii Ku Hayso Oo Tacadi Loo Gaystay!

HARGAYSA(W,N)- Masuuliyiin ka socda xisbiyada mucaaridka somaliland ayaa saaka booqasho ugu tagay qoysas danyar ahoo degan galbeedka hargaysa kuwaasi oo qoyska madaxwaynaha somaliland ka xidh xidheen hooyooyin, kuna haystaan dhulka ay degan yihiin.

Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay xildhibaan nac nac oo fariin culus udiray madaxwayne biixi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version