WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xarunta Cilmi Baadhista Iyo Talo Bixinta Oo Laga Daah Furay Magaalada Jig Jiga.

HARGAYSA(W,N)- Xarunta talo bixinta iyo tababarada ee geeska oo laga daah furay magaalada jig jiga ee caasimada dawlad deegaanka somalida itoobiya.

Xarunta ayaa waxa faah faahin ka bixiyay masuuliyiinta xarunta iyaga oo sharaxaad ka bixiyay waxyaabaha ay bulshada uqaban doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Magaaladda jigjiga ayaa waxa lagu daah furay xarunta cilmi baadhista, talo bixinta ee geeska afrika

 

 

 

 

Exit mobile version