HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland ayaa shaaciyay in ay u hogaan samayaan go,aankii sharci kasoo baxay maxkamada sare eejsl kaasi oo wasaarada lagu amray in ay dib usixid ku samayso xeernidaamiyaha ay soo saartay kaasi oo khilaaf culus ka dhex abuuray wasaarada iyo dugsiyada gaar ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;