WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Degmada Arabsiyo Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaadato Dhismaha Dayrka Xabaalaha,

ARABSIYO(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka degmada arabsiyo Ee gobolka gabiley ayaa xukuumada iyo shacabka reer Somaliland ugu baaqay in Ay ka qayb qaataan dhismaha dayr Xabaalaha magaalada arabsiyo oo dayac wayni ka muuqdo.

Sidoo kale odoyaasha arabsiyo ayaa xukuumada iyo cidkastoy Khusayso usoo jeediyay in laga dhabeeyo balan qaadka ay Sheegeen,

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version