WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Gar Gaara Bari Oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.

SALEL(W,N)- Odayaasha  iyo waxgaradka deegaanka gar gaara bari ee gobolka salel kana soo beesha ciise ayaa ka hadlay Colaada ka taagan deegaanadaasi iyo talaabada ay xukuumadu ka qaaday,

Sidoo kale odoyaasha ayaa jawaab kulul siiyay dhigooda beesha samaroon oo hore hadalo ugu mariyay warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version